Burcad boob ka gaysatay goobaha ganacsiga ee Soomaalida Koonfur Afrika (sawiro)

HomeWararka

Burcad boob ka gaysatay goobaha ganacsiga ee Soomaalida Koonfur Afrika (sawiro)

Kooxo burcad ah oo u dhashay dalka Koonfur Afrika ayaa boob ku qaaday goobaha ganacsiga ee dadka Soomaalida ah ee Koonfur Afrika ka shaqaysta. Boob

Kalluumaysato si sharcidarro ah uga kalluumaysanayey xeebaha Soomaaliya oo maxkamadda Racfaanka ka soo hormuuqday
DFS oo agab Caafimaad gaarsisay dhuusamareeb
Guddoomiye Aadan Madoobe: “Waa in baaritaan deg deg ah lagu sameeya wixii ka dhacay xeradda Ciidanka Jaale Siyaad”

Kooxo burcad ah oo u dhashay dalka Koonfur Afrika ayaa boob ku qaaday goobaha ganacsiga ee dadka Soomaalida ah ee Koonfur Afrika ka shaqaysta.

Boobkan ayaa yimid kadib markii nin Soomaali ah oo dukaan lahaa uu dilay wiil dhalinyaro ah oo u dhashay Koonfur Afrika oo doonayay inuu boob u gaysto ganacsigiisa.

Dukaamada la boobayo ayaa waxaa leh muwaadiniin u dhashay dalalka Itoobiya, Pakistan iyo Soomaali.

Dilalka iyo boobka lagula kaco dadka Soomaalida ah ee dala Koonfur Afrika ayaa wax maxkamad ah loo taagin dadka gaysta.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: