Burcad boob ka gaysatay goobaha ganacsiga ee Soomaalida Koonfur Afrika (sawiro)

Kooxo burcad ah oo u dhashay dalka Koonfur Afrika ayaa boob ku qaaday goobaha ganacsiga ee dadka Soomaalida ah ee Koonfur Afrika ka shaqaysta.

Boobkan ayaa yimid kadib markii nin Soomaali ah oo dukaan lahaa uu dilay wiil dhalinyaro ah oo u dhashay Koonfur Afrika oo doonayay inuu boob u gaysto ganacsigiisa.

Dukaamada la boobayo ayaa waxaa leh muwaadiniin u dhashay dalalka Itoobiya, Pakistan iyo Soomaali.

Dilalka iyo boobka lagula kaco dadka Soomaalida ah ee dala Koonfur Afrika ayaa wax maxkamad ah loo taagin dadka gaysta.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com