Martisoor: Dr. Cabdiweli Maxamuud Gurey iyo waayaha siyaasadda (dhegayso)

HomeWararkaMARTISOOR

Martisoor: Dr. Cabdiweli Maxamuud Gurey iyo waayaha siyaasadda (dhegayso)

Barnaamijka Martisoor ee Radio Daljir waxaa todobaadkan marti u ah Dr. Cabdiweli Maxamuud Gurey oo bartay cilmiga siyaasadda iyo xiriirka caalamiga ah

Martisoor – 21 Febraayo 2017
MARTISOOR & DR. MAXAMED CALI MAXAMED, NAIROBI | Waxkabadalka dastuurka, diidmada Puntland.
MARTISOORKA Maxamed Faarax Ciise (Gaashaan) – Bilowga noloshii Qurbaha | Qaybtii 6aad (daawo)

Barnaamijka Martisoor ee Radio Daljir waxaa todobaadkan marti u ah Dr. Cabdiweli Maxamuud Gurey oo bartay cilmiga siyaasadda iyo xiriirka caalamiga ah, kana mid ahaa murashixiintii isbaddal doonka ahaa ee maamulka Puntland ee sannadkii 2014.

Taas kasow, Dr. Gurey waa qoraa had iyo jeer difaaca waxna ka qora danaha qaran ee dalkeenna Soomaaliya, waxaana uu barnaamijkan si durugsan ugu falanqaynayaa isbaddalada siyaasadeed ee ka dhacaya gobolka geeska afrika, gaar ahaan Soomaaliya oo muddo dheer wajahaysay daganaansho la’aan siyaasadeed.

Dr. Cabdiweli Maxamuud Gurey waxa uu ka hadlayaa marxaladaha ku xeeran maamulka Puntland, siiba waxa Puntland u qabsoomay 20 sano kaddib, waxa aan qabsoomin, waxyaabaha qabyada ah, qawadka dhaqaale, qabashada gobolka Sool, qorshaha doorasho ee 2019 iyo arrimo kale.

Hoos ka dhegayso.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: