Axmed Bare Siciid oo ku guulaystay duqa caasimadda Puntland (sawiro)

HomeWararka

Axmed Bare Siciid oo ku guulaystay duqa caasimadda Puntland (sawiro)

Duqa magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa waxaa loo doortay Axmed Barre Siciid Muuse oo helay codad dhan 18, halka musharaxa kaliya ee la loolamayay uu helay codad dhan 9 cod. Doorashada oo kadhacday dowladda hoose ee Garoowe ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasaaraddaha Puntland, hay’adaha caalamiga iyo qaybaha bulshada ee Garoowe.  

Maamulka Koonfur Galbeed oo dagaalyahano shabaaab ah qabtay
BUUQI MAANTA KA DHACAY XARUNTA BARLAMAANKA MAXAY KA BADALI KARTA QADIYADII DORASHADA? (Daawo)
Raysal Wasaaraha Itoobiya oo Qaahira kula kulmay Madaxwaynaha Masar

Duqa magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa waxaa loo doortay Axmed Barre Siciid Muuse oo helay codad dhan 18, halka musharaxa kaliya ee la loolamayay uu helay codad dhan 9 cod.

Doorashada oo kadhacday dowladda hoose ee Garoowe ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasaaraddaha Puntland, hay’adaha caalamiga iyo qaybaha bulshada ee Garoowe.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: