Axmed Bare Siciid oo ku guulaystay duqa caasimadda Puntland (sawiro)

Axmed Bare Siciid oo ku guulaystay duqa caasimadda Puntland (sawiro)

Duqa magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa waxaa loo doortay Axmed Barre Siciid Muuse oo helay codad dhan 18, halka musharaxa kaliya ee la loolamayay uu helay codad dhan 9 cod.

Doorashada oo kadhacday dowladda hoose ee Garoowe ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasaaraddaha Puntland, hay’adaha caalamiga iyo qaybaha bulshada ee Garoowe.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com