Golaha Deegaanka Degmada Garoowe oo la dhammaystiray lana dhaariyey (dhegayso)

HomeWararka

Golaha Deegaanka Degmada Garoowe oo la dhammaystiray lana dhaariyey (dhegayso)

Golaha deegaanka degmada Garoowe oo la dhammaystiray ayaa maanta lagu dhaariyey isla magaalada Garoowe. Golaha ayaa lagu wadaa in ay berri oo maalin Arbaco ah, bishuna tahay 29 Ogoosto ay u fariistaan doorashada Guddoomiyaha Degmada Garoowe. Warbixinta waxaa inoo haya cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b85f1a30a0100994bb6037a/dhaarinta+Golaha+Degaanka+garowe+By+cXakiin.mp3

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Booqasho Rasmi Ah Ay Uga Bilaabatay Dalka Sucuudiga (Sawiro)
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 31aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso|daawo)
Ciidanka Ammaanka oo Ma-Soomayaashii ugu Badnaa ku Qabtay Bossaso (dhegayso)

Golaha deegaanka degmada Garoowe oo la dhammaystiray ayaa maanta lagu dhaariyey isla magaalada Garoowe. Golaha ayaa lagu wadaa in ay berri oo maalin Arbaco ah, bishuna tahay 29 Ogoosto ay u fariistaan doorashada Guddoomiyaha Degmada Garoowe.

Warbixinta waxaa inoo haya cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: