Muuqaalka Bulshada ee Radio Daljir: Sare-u-kaca qiimaha xoolaha ee saylada Bosaaso (dhegayso)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Muuqaalka Bulshada ee Radio Daljir: Sare-u-kaca qiimaha xoolaha ee saylada Bosaaso (dhegayso)

Barnaamijka Muqaalka Bulshada ee Radio Daljir oo maalin kasta ka baaha dhammaan xarumaha Daljir loogana hadlo arrimaha bulshada iyo waxyaabaha ku xeeran, waxaana  maanta  looga dooday sare-u-kaca ku yimid qiimaha xoolaha iyo Suuqyada Hilibka oo maanta haawanayey . Hadaba wariye Xasan Heykal ayaa  Bosaaso ka soo jeedinaya. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b854f53fd00006752b52818/Muuqaalka+Bulshada+Sare+ukaca+qiimaha+Hilibka+Suuqyada+Bosaaso.mp3

Barnaamijka Hoobal iyo Hal-Abuur- khadar Cawl (dhegayso)
Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 74aad daawo)
Beeraha & Beeraleyda Puntland: Sookabashada Beeraha iyo Dalagyada Beeraleyda Puntland (dhegayso)

Barnaamijka Muqaalka Bulshada ee Radio Daljir oo maalin kasta ka baaha dhammaan xarumaha Daljir loogana hadlo arrimaha bulshada iyo waxyaabaha ku xeeran, waxaana  maanta  looga dooday sare-u-kaca ku yimid qiimaha xoolaha iyo Suuqyada Hilibka oo maanta haawanayey .

Hadaba wariye Xasan Heykal ayaa  Bosaaso ka soo jeedinaya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: