Wacaal Daray: Mooshinkii laga keenay DP World oo fashilmay (dhegayso)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Wacaal Daray: Mooshinkii laga keenay DP World oo fashilmay (dhegayso)

Mooshin ka dhan ahaa shirkadda DP World oo maanta la horgeeyey golaha wakiilada ee Puntland ayaa fashilmay. Xildhibaanada baarlamaanka Puntland ayaa i

Shacabka degmada Ayshica ee Gobolka Sitti oo ciidamada Itoobiya rasaas nool la beegteen
Suldaan Cabdigaheyr M Jaamac, Awdal: “Dagaalka Sool beesha Awdal kuma jirto waana mid u gaar ah beesha reer Shiikh Isxaaq” (dhegayso | daawo)
Amniga iyo amnixumada Bossaso: Yaa lagu abaalmariyaa yaa se lagula xisaabtamaa? Yaa xilkaas hayey, yaa se hadda haya? (dhegayso)

Mooshin ka dhan ahaa shirkadda DP World oo maanta la horgeeyey golaha wakiilada ee Puntland ayaa fashilmay. Xildhibaanada baarlamaanka Puntland ayaa intooda badan taageeray maamulka dekedda Bossaso ee shirkadda P&O Ports oo hoos tagta shirkadda DP World, qaabisanna maamulka dekedaha heerka labaad iyo heerka saddexaad ee adduunka.

Xildhibaanada waday mowshinka ayaa ku doodayay inay shirkadda PO Ports ee maamusha dekedda Bossaso aysan wax hormarin ah ka wadin Dekedda.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: