Tacabka iyo Maalgashiga Beeraha Timirta Puntland – Warbixintii 9aad (dhegayso)

HomeWararka

Tacabka iyo Maalgashiga Beeraha Timirta Puntland – Warbixintii 9aad (dhegayso)

Dhegaystayaal ku soo dhawaada Warbixintii 9-aad ee waxsoosaarka timirta Puntland oo aan maanta ku falaanqeynayno Muhiimada ay leedahay  in la helo maa

Burtinle: kiilada Yaanyada waxa ay gaartay 45 kun ( dhegayso)
Warbixinta TARTAN & TACLIIN habeenkii 4aad: Goldogob Sare fkf Eyl Sare (dhegayso)
Falanqeyn: Sicir bararka Puntland iyo qiimo dhaca lacagta. (daawo)

Dhegaystayaal ku soo dhawaada Warbixintii 9-aad ee waxsoosaarka timirta Puntland oo aan maanta ku falaanqeynayno Muhiimada ay leedahay  in la helo maalgashi lagu sameeyo Beeraha timirta Puntland.

Barnaamijka maanta waxaa mar kale marti noogu ah maamul iyo maaliyad yaqaan Dauud Dahir. Dauud waxa uu ka qalinjabiyey Jaamacadda Lincoln, kana qaatay Masters Bangiyada iyo maareynta maalka, hadana waa xubin ka tirsan xafiiska xisaabaadka iyo maareynta maalka ee AMAL Bank, faraca Garoowe.

Warbixinta 9aad ee timirta waxaa soojeedinaya wariye Xasan Heykal oo ka tirsan bahda Daljir Bossaaso.

Hoos ka dhegayso.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 6 years ago

    SOMALIYA TIMIR,CAMBE,MOOS UMA BAAHNA INAY BEERTAAN LKN WAXAA U MIHIM AH INAY BEERTAAN MASAGADA,QAMANDIDA, DIGIRTA, BARIISKA, GELEYDA IWM EE AH QUUTUL DARUURIGA.

DISQUS: