Shir ku saabsanaa  adkaynta  Xuduudaha dalka Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay

HomeWararka

Shir ku saabsanaa adkaynta Xuduudaha dalka Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay shir looga hadlaayay adkeenta Xuduudaha dalka Soomalaiya iyo wada shaqaynta hay,adaha howshan loo igamaday 

Ciidanka Dowladda oo fashiliyay weerar qaraxyo ah oo ay malegayeen Al-shabaab
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Raysal Wasaare Khayre oo la kulmay madaxwaynaha Galmudug

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay shir looga hadlaayay adkeenta Xuduudaha dalka Soomalaiya iyo wada shaqaynta hay,adaha howshan loo igamaday  .

Shirkan waxaa soo qaban qaabisay hay,ada socdaalka iyo jinsiyadaha ee dowldda fadaraalka Soomaaliya, waxaana ka soo qaybagalay , xeer ilaaliyaha guud ee qaranka, Dr. Axmed Cali Daahir, Taliyaha Ciidanka booliiska Soomaaliya, sareeyo gaas Bashiir Cabdi Maxamed, Wasiiru dowlaha wasaaradda amniga, Maxamuud Maxamed Boonow iyo mas’uuliyiin kale.

Waa shirkii ugu horeeyay ee noociisa ah oo laguqabto magaalada Muqdisho tan iyo wixii ka dambeeyay bur bur ki dowladdii dhexe ee dalka Soomalaiya .

Xuduudaha dalka ee laga soogali karo ayaa waxaa kamid ah sida;  dhulka, Garoomada diyaaradaha iyo Dekadaha

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 6 years ago

    KKKKKKKK.
    WAA HABARTII XAABADA QAADI WEYDEY EE DHAHDAY IIGU SOO DARA XAABO KALE!.

DISQUS: