HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir, Arbaca, May 8-2013, Khadar Cawl Ismaaciil (Daljir Buuhoodle)

Madaxweynaha Dawlada Federalka ah ee Soomaaliya oo maanta magaalada London kaga qayb galay kulan looga hadlayo ganacsiga iyo maalgashiga Soomaaliya, Ciidamada Jabuuti oo maamulka gobolka Hiiraan ku wareejiyey lebis ciidan, Siyaasiga Ismaaciil Hurre Buubaa oo soo dhoweeyey shirkii shalay ka dhacay magaaladda London, iyo Kalluumaysatada Puntland oo ka cabanaya Doonyo Jariif ah oo weli ku jira Xeebaha Puntland

Caawa iyo Daljir, Khamiis, March 21, Khadar Cawl Ismaaciil ‘Daljir Buuhoodle’
Dadka reer Baydhabo oo ka cabsi qaba dagaal kadib hanjabaado dhaxmaray maamulkii hore iyo Al-shabab. [Akhris …]
Cabdixamiid sheikh Cabdisalaan oo loo doortay gudoomiye ku xigeenka baarlamanka Puntland

?

Madaxweynaha Dawlada Federalka ah ee Soomaaliya oo ?maanta magaalada London ?kaga qayb galay kulan looga hadlayo ganacsiga iyo maalgashiga Soomaaliya, Ciidamada Jabuuti oo maamulka gobolka Hiiraan ku wareejiyey lebis ciidan, Siyaasiga Ismaaciil Hurre Buubaa oo soo dhoweeyey shirkii shalay ka dhacay magaaladda London, iyo?
Kalluumaysatada Puntland oo ka cabanaya Doonyo Jariif ah oo weli ku jira Xeebaha Puntland?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: