Caawa iyo Daljir, Khamiis, March 21, Khadar Cawl Ismaaciil ‘Daljir Buuhoodle’

Maraykanka oo malaayiin dollar dul dhigay muwaadiniin u dhashay Maraykan oo kamid ah Al-shabaabka Soomaaliya, R’isal Wasaare Saacid oo ku wajahan Kismaayo, Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud oo la kulmay qabiir QM u qaabilsan Xuquuqul insaanka iyo Kulan kusaabsan xeerka warbaahinta oo ka furmay Muqdisho.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com