HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir, Arbaca, April, 24, Axmed Maxamed Tallman (Daljir Garoowe)

Ciidamada Badda Puntland oo qabtay 90 badmaax iyo 5 doonyood oo sharcidaro kaga kaluumaysanayey Xeebaha Puntland, Madaxweynaha Puntland oo furay ololaha talaalka Puntland, Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka oo eedayn ujeediyey Xukuumadda Ra'isal Wasaare Saacid, Wafti ka socda UN ka oo gaarey Caabudwaaq.

Ciidanka ammaanka Garowe oo qabtay maandooriye, iyo xukunno kale duwan oo lagu xukumay.
Dhalinyarada Puntland oo Hogaan Cusub oo KMG ah Yeeshay
DHAGAYSO: Barnaamijkii Saaka iyo Dunida _Arbaco_14

Ciidamada Badda Puntland oo qabtay 90 badmaax iyo 5 doonyood oo sharcidaro kaga kaluumaysanayey Xeebaha Puntland, Madaxweynaha Puntland oo furay ololaha talaalka Puntland, Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka oo eedayn ujeediyey Xukuumadda Ra’isal Wasaare Saacid, Wafti ka socda UN ka oo gaarey Caabudwaaq.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: