Arragtida Shacabka Puntland & Go’aaminta Wakhtiga doorashada Madaxweyne PL 2019 (dhegayso)

HomeWararka

Arragtida Shacabka Puntland & Go’aaminta Wakhtiga doorashada Madaxweyne PL 2019 (dhegayso)

Shalay Baarlamaanka Puntland oo garoowe ku shiray ayaa waxa ay ka doodeen hanaanka doorashada ee sanadka 2019 , iyadoo warbixin laga dhagaystay guddi

Falcelinta shacabka Burtinle ee qaadista cunaqabataynta hubka
Dowladda Somaaliya oo gacanta ku dhigtay qalabki Idaacada Afka Alshabaab (dhegayso)
Qaramada Midoobay oo ku baaqday in Iiraan cunaqabataynta laga qaado

Shalay Baarlamaanka Puntland oo garoowe ku shiray ayaa waxa ay ka doodeen hanaanka doorashada ee sanadka 2019 , iyadoo warbixin laga dhagaystay guddiga doorashooyinka Puntland.

Guddiga Doorashooyinka Puntland ayaa baarlamaanka ka hor qirtey inay ku guuldareysteen inay doorasho qof iyo cod ah ka hirgasho Puntland xilligan la joogo.
Dood dheer kadib Baarlamaanka Puntland waxa ay go’aamiyeen in doorashada Madaxtimimada la qabto 8da Janaayo 2019 oo ah xilligii hore loogu qorsheeyay inay dhacdo.

Doorashada Puntland ayaa ku dhacaysa qaabkii ay ku dhici jirtay ee qabaa’ilka iyadoo odayaashu ay soo xuli doonaan Baarlamaankii badali lahaa kan hada jira.

XukuumadiI tan ka horaysay ee C/raxmaan faroole iyo mida haatan Cabdiwali Cali Gaas ayaa balan qaad yadooda waxaa kamid ahaa in Puntland ay gaarsiin doonaan doorasho qof iyo cod ah balse taasi masuursa galin.

Hadaba sidee u arkaan shacabka Puntland arintan ? sidan ayay aragtidooda u dhigen iyagoo ka qayb qaadanayay saaka Barnaamijka Muuqaalka bushada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: