Agaasimaha waxbarashadda Puntland oo magacabay masuul Cusub

HomeWararka

Agaasimaha waxbarashadda Puntland oo magacabay masuul Cusub

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta oo magacaabay Maamulaha Dugsiga hoose/dhexe ee Xaaji mire Boosaso. Agaasimaha Guud Maxamed

Somaaliya oo lagu caawin doono lacag dhan $1.6 Bilyan
Madaxwayne KuXigeenka Khaatumo oo sheegay in ay ka qaybgalayaan dagaalka xoreynta gobolka Sool (dhegayso)
FARRIIN CADDAALAD & SINNAAN, PUNTLAND & OLOLAHA DOORSHADA (daawo)

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta oo magacaabay Maamulaha Dugsiga hoose/dhexe ee Xaaji mire Boosaso.

Agaasimaha Guud Maxamed Cali Faarax (Farmaryeeri) ayaa tixgaliyey warqadii ka soo baxday xafiiska gudoonka Waxbarashada Gobolka bari kuna saabsanayd codsi bedilid maamule, maadama gudoonka Waxbarashada gobolka bari, gudoonka degmada iyo guddiga CC’da ay si midaysan umuujiyeen in dugsiga hoose/dhexe Xaaji Mire hoos dhac baahsani ku timid,dhanka Waxbarashada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0