MARTISOOR: Danjire Maxamed Maxamuud Caalim & Arrimaha Nabadda iyo Xuququl Insaanka (dhegayso)

HomeWararkaMARTISOOR

MARTISOOR: Danjire Maxamed Maxamuud Caalim & Arrimaha Nabadda iyo Xuququl Insaanka (dhegayso)

Barnaamijka Martisoor ee Radio Daljir waxaa todobaadkan marti u ah danjire Maxamed Max’ud Caalim oo ka mid ah dadka ugu maca dheer caalamka, siiba mar

MARTISOOR: “Puntland iyo Ethiopia Xiriir soo jireen ah ayaa ka dhexeya waxna kama badali karan kuwa Xamar Joga.
MARTISOOR: Xasan Jabhad iyo waayihiisii Jabhadda Xoreynta Soomaali Galbeed (WSLF) iyo wacyiga maanta iyo Jigjiga (dhegayso)
MARTISOOR: Siyaasi Cabdidaahir yey oo ka hadlay Marxaladda PL & doorashooyinka

Barnaamijka Martisoor ee Radio Daljir waxaa todobaadkan marti u ah danjire Maxamed Max’ud Caalim oo ka mid ah dadka ugu maca dheer caalamka, siiba marka laga hadlayo arrimaha nabadda iyo xuquuqda aadanaha.

Danjire Caalim ayaa barnaamijkan si durugsan ugu falanqaynayaa xuquuqaha asaasiga ee muwaadinka, si gaar ahna Somaliya oo ku dhawaad 30 sano wajahaysay qalalaase siyaasadeed iyo saamaynta arrintaasi ku keentay xuquuqdii muwaadiniinta.

Intaas oo kaliya ma aha ee danjiruhu waxa uu odarasayaa aragtidiisa la xiriirta jihada siyaasadeed ee uu dalku u socdo, arrimaha dastuurka iyo federaalaynta dalka, xiisadda ka aloosan gobolka Sool, PL oo 20 sano jirsatay iyo shu’uun kale.

Axmed Sheekh Maxamed (Tallman) ayaa Boosaaso kasoo jeedinaya Barnaamijka Martisoor

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: