Shariif Xasan oo garsoore maxkamadeed magacaabay

HomeWararka

Shariif Xasan oo garsoore maxkamadeed magacaabay

Madaxwaynaha Dowlad Goboleededka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa magacaabay guddoomiyaha maxkamadda gobolka Shabelada hoose, Wareegto kasoo baxaday xafiiska Shariif Xasan ayaa lagu sheegay inuu masuulkan cusub wax ka qabto arrimaha cadaaladda ee gobolka.

JABUUTI: Shacabka oo maanta u dareeray doorshada madaxweynaha
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Madaxwaynaha Dowlad Goboleededka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa magacaabay guddoomiyaha maxkamadda gobolka Shabelada hoose,

Wareegto kasoo baxaday xafiiska Shariif Xasan ayaa lagu sheegay inuu masuulkan cusub wax ka qabto arrimaha cadaaladda ee gobolka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: