Raysal Wasaare Khayre oo wasiiradiisa isku shaandhayn kooban ku sameeyey (Akhriso)

Raysal Wasaare Khayre oo wasiiradiisa isku shaandhayn kooban ku sameeyey (Akhriso)

Raysal Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa isku shaandhayn kooban ku sameeyey xubno ka mid ah golihiisa wasiirada.

Wareegto kasoo baxay xafiiska raysal wasaaraha ayaa lagu magacaabay dhowr wasiir oo katirsan xukuumadda.

Wasiirka Waxbarashada iyo tacliinta Sare waxaa loo Magacaabay Xildhibaan Cabdullaahi goodax Barre

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ayaa waxaa loo Magacabay Sheekh Nuur Maxamed Xasan

Xuseen Sheekh Maxamuud Xuseen Wasiirka Xanaanada Xoolaha

Wasiirka Kaluumeysiga iyo kheyraadka Badda Cabdullaahi Bidhaan Warsame

Wasiiru dowlaha Madaxtooyada ayaa waxaa loo Magacaabay C/qaadir Sheekh Cali Baqdaadi.

Shawaqar Ibraahim Cabdalla Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com