Ciidamada Faderaalka ee Itoobiya oo la wareegay magaalada Jigjiga

HomeWararka

Ciidamada Faderaalka ee Itoobiya oo la wareegay magaalada Jigjiga

Ciidamada Faderaalka ee Itoobiya ayaa la wareegay qaybo badan oo ka mid ah xarumaha dowladda ee magaalada jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya. Warar ayaa sheegaya in hogaamiyihii dowlad deegaanka la xanibay, kadib kacdoon ka dhan oo ay sameeyeen bulshada magaalada. Xaaladda ayaa iminka ah mid kacsan, wixii kusoo kordha.

Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed Tallman, Daljir Bossaso (dhegayso)
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Gen. Indho Qarshe “Soomaaliya waxaa ay yeelanaysaa ciidamo tirakoob leh”

Ciidamada Faderaalka ee Itoobiya ayaa la wareegay qaybo badan oo ka mid ah xarumaha dowladda ee magaalada jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya.

Warar ayaa sheegaya in hogaamiyihii dowlad deegaanka la xanibay, kadib kacdoon ka dhan oo ay sameeyeen bulshada magaalada.

Xaaladda ayaa iminka ah mid kacsan, wixii kusoo kordha.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: