Sawirro: Warbixin beesha Gari koombe oo baaq ka soo saartay xasuuqa Oromada ay ku hayso Soomaalida Itoobiya

HomeWararka

Sawirro: Warbixin beesha Gari koombe oo baaq ka soo saartay xasuuqa Oromada ay ku hayso Soomaalida Itoobiya

Magaalada Bosaaso ayaa maanta waxaa lagu qabtay kulan looga soo horjeeday  Xasuuqa ay  Qoomiyada Oromada ku hayso Soomaalida ku  nool dalka Itoobiya 

RW ku xigeenka DFS oo u jawaabay Qaar kamid ah Mushariixina Madaxtinimada dalka
Shirweyne looga hadlayo la dagaallanka Xagjirnimada oo ka furmay Muqdisho
MAANHADAL: Maxaa kasoo bixi kara shirka Garoowe ay ku yeelanayaan madaxda dowladda faderaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah? (dhegayso)

Magaalada Bosaaso ayaa maanta waxaa lagu qabtay kulan looga soo horjeeday  Xasuuqa ay  Qoomiyada Oromada ku hayso Soomaalida ku  nool dalka Itoobiya  .

Beesha ayaa waxa ay sheegeen in Oromada ay doonayaan dhul balaarsi ,maadaama ay yihiin Qoomiyada badan oo Aan haysan dhul ay dagaan.

Raisalwasaare Dr Abiy  Axmed,  iyo Madaxweynaha dowladd deegaanka Itoobiya ayay ugu baaqeen in ay arintan  ay ka hadlaan oo ay soo faragaliyaan .

Halkan ka dhagayso Warbixinta uu ka diyaariyay Xasan Heykal .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: