Sawirro: Warbixin beesha Gari koombe oo baaq ka soo saartay xasuuqa Oromada ay ku hayso Soomaalida Itoobiya

Magaalada Bosaaso ayaa maanta waxaa lagu qabtay kulan looga soo horjeeday  Xasuuqa ay  Qoomiyada Oromada ku hayso Soomaalida ku  nool dalka Itoobiya  .

Beesha ayaa waxa ay sheegeen in Oromada ay doonayaan dhul balaarsi ,maadaama ay yihiin Qoomiyada badan oo Aan haysan dhul ay dagaan.

Raisalwasaare Dr Abiy  Axmed,  iyo Madaxweynaha dowladd deegaanka Itoobiya ayay ugu baaqeen in ay arintan  ay ka hadlaan oo ay soo faragaliyaan .

Halkan ka dhagayso Warbixinta uu ka diyaariyay Xasan Heykal .


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com