Madaxwayne Gaas oo dhagax dhigay dekedda Garacad ee Mudug

HomeWararka

Madaxwayne Gaas oo dhagax dhigay dekedda Garacad ee Mudug

Madaxwaynaha Dowladda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu dhagax dhigay dekedda deegaanka Garacad ee gobolka Mudug. Dekedda ayaa wax

Xulashada Daljir & Axmed Maxamed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Xasan Ruuxaani oo Mar Kale Noqday Madaxweynaha Dalka Iiraan
Maraykanka oo $127 million oo dollar oo cusub ugu deeqay qaaradda Afrika

Madaxwaynaha Dowladda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu dhagax dhigay dekedda deegaanka Garacad ee gobolka Mudug.

Dekedda ayaa waxaa lagu dhisayaa isku tashi dadwayne, iyadoona dhaqaalaha uu ka imaanayo bulshada Puntland ee dalka iyo dibadda.

Mashruucan ayaa waxaa ku baxaya inka badan laba boqol oo milyan doolar, iyadoona sidoo kalle kor u qaadi doono dhaqaalaha gobolka, gadaal ayaan kasoo gudbin doonaan sawirada iyo khudbaddii madaxwaynaha.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: