Site icon Radio Daljir

Madaxwayne Gaas oo dhagax dhigay dekedda Garacad ee Mudug

Madaxwaynaha Dowladda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu dhagax dhigay dekedda deegaanka Garacad ee gobolka Mudug.

Dekedda ayaa waxaa lagu dhisayaa isku tashi dadwayne, iyadoona dhaqaalaha uu ka imaanayo bulshada Puntland ee dalka iyo dibadda.

Mashruucan ayaa waxaa ku baxaya inka badan laba boqol oo milyan doolar, iyadoona sidoo kalle kor u qaadi doono dhaqaalaha gobolka, gadaal ayaan kasoo gudbin doonaan sawirada iyo khudbaddii madaxwaynaha.

 

Exit mobile version