Culimada oo Puntland iyo Galmudug ugu baaqday inay soo xiraan ninkii nabiga caayay (DAAWO)

Sheekh Shibili oo ka mid ah culimaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa ku baaqay in lasoo qabto oo la xiro, nin sheegtay waliga ilaahay kaasi oo soo bandhigay sawir uu ku sheegay rasuulkii Alle, sidoo kalena sameeyey kooxo ku bood boodaya magaca rasuulka oo uu sheegay inay tahay arrim muhiim u ah diinta, taasi oo culimada ay diideen.

Ninkan ayaa ku sugan xaafadda Baraxley ee magaalada Gaalkacyo, waxaana sidoo kalle cambaareeyey falalkii uu ku kacay culimada tima yarta ee magaalada Gaalkacyo iyo dariiqada Ahlu Suna Waljaamaca


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com