Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo soo xiraya heshiisiinta beelo nabadayn ay uga socoto Qardho

HomeWararka

Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo soo xiraya heshiisiinta beelo nabadayn ay uga socoto Qardho

Raysal wasaaraha dowladda faderaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kusii jeeda magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar, halkaasi oo uu ka socday shir lagu heshiisiinayo laba beelood oo horay colaad ay u dhexmartay oo gogol nabadeed uu u fidiyay Boqor Burhaan Boqor Muuse. Qabanqaabada soo dhowaynta raysul wasaraaha  ayaa laga dareemayaa magaalada Qardho.  

Xubno kamid ah Golaha Wasiirada oo taageeray Go’aanka Maxkamadda Sare
Siyaasi Maxamed Cabdinuur Xirsi, Iyo Barnaamijka MARTISOOR ee warbaahinta Radio Daljir
Xoolo dhaqato lagu dilay gobalka Bari degaano katirsan (dhegayso)

Raysal wasaaraha dowladda faderaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kusii jeeda magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar, halkaasi oo uu ka socday shir lagu heshiisiinayo laba beelood oo horay colaad ay u dhexmartay oo gogol nabadeed uu u fidiyay Boqor Burhaan Boqor Muuse.

Qabanqaabada soo dhowaynta raysul wasaraaha  ayaa laga dareemayaa magaalada Qardho.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: