Issim sheegay in la isir guurinayo Soomaalida Kililka Itoobiya (dhegayso)

HomeWararka

Issim sheegay in la isir guurinayo Soomaalida Kililka Itoobiya (dhegayso)

Ugaas Cabdisalan jaamac Faarax oo ka mid ah Isimada Puntland ayaa ka Hadlay dagaalka ka taagan Xadka Soomalida iyo Oromada ee dalka Ethopia ugaas ayaa

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Nabadoon Axmed Diiriye
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kormeeray Wasaaradda Maaliyadda
Wafdi ka socda kenya oo u tagay Muqdisho dib u fasixida qaadka

Ugaas Cabdisalan jaamac Faarax oo ka mid ah Isimada Puntland ayaa ka Hadlay dagaalka ka taagan Xadka Soomalida iyo Oromada ee dalka Ethopia ugaas ayaa ugu baqay maamulka DDSI inay Arintaas Hoos u Fiirshana Xaqiiqaa ka sheegaan dhibta Halkaa skka jirta .

Ugaas ayaa sheegay in la isir guurinayo Umad dhan oo Hlkaas dagan waasida u hadalka u dhigaye wuxuu baaqu diray inta Afka Soomaliga ku hadasha inay Arintaan u qumana oo ay waxa ay ka qaban karraan ay ka qabtaaan.
Cabdi Xakiin Xusein Xassan ayuu u waramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 6 years ago

    KU LAHAA INTA AFSOOMAALIGA KU HADASHA!.
    OK,ADEEGSIGA WEERAHAASI WAA QALAD WHY? SOMALI KUMA HADALEE WAXAANU NAHAY SOOMAALI,
    SOMALINIMADUNA MA AHA AF EE WAA DHIIG, HIDO, & ABTIRSIIN,
    LA YAQAANO.

DISQUS: