Waddo muhiim u ah Bosaso oo burburkeedu sababay dhibaatooyin gaadiidka ku yimaada (sawiro/dhegaysi)

Waddo muhiim u ah Bosaso oo burburkeedu sababay dhibaatooyin gaadiidka ku yimaada (sawiro/dhegaysi)

Wadada laamiga ee ka mid ahaa waxqabadkii tirada yaraa ee dowladdii dhexe ee marxuum Siyaad Barre ay ka fulisay magaalada Bosaso ayaa waxaa iminka soo wajahay burbur lixaad leh.

Wadadan ayaa horay dhaqaalle loogu uruuriyay oo wax looga qabto, inkasta oo aan wali la bilaabin shaqada lagu dayactirayo.

Gaadiidka ayaa waxaa ay xiligaan ku qabaan dhibaato adag burburkeeda, iyadoo gaari rar kasoo qaaday dekedda Bosaso uu ku burburay wadada, iyadoona taasi sababtay in gaadiidka ay maanta ay dhibaatooyinkii horay ugu qabeen burburka wadada ay sii korortay.

Warbixintaan kadhegayso hoose iyo wariye Haykal oo ku eegaya xanibaadda wadada ee saakay

Hoos ka daawo sawirada.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com