Shacabka Magaalada Garoowe oo ka hadlay dhul boob lagu hayo dhulka Dawladdu leedahay (dhegayso)

HomeWararka

Shacabka Magaalada Garoowe oo ka hadlay dhul boob lagu hayo dhulka Dawladdu leedahay (dhegayso)

Shacabka iyo Waxgaradka magaalada Garowe ee caasumada dawlada Puntland ayaa baaq  u diray Madaxwaynaha Dawladda Puntland ku aadan inuu wax ka qabto da

ARAGTIWADAAG: Maxaa sabab u ah kala dirista joogtada ah ee Gole kasta oo ay Gaalkacyo yeelato? daawo
Saaka & Dunida iyo Cabdifatax Cumar Geeddi (dhegayso)
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Shacabka iyo Waxgaradka magaalada Garowe ee caasumada dawlada Puntland ayaa baaq  u diray Madaxwaynaha Dawladda Puntland ku aadan inuu wax ka qabto dadka boobka ku haya dhulka Dawladdu leedahay.

Jaamac Maxamuud Ciise ,Cabdulqaadir Faarax Muuse iyo Muxubo Maxamuud Yuusuf oo kamid ah bulashada Puntland ayaa sheegay in dhulkii ay daganayd hay’adda Puntland uqaabilsan dhinaca biyaha ee Passweyn Inay doonayaan inay si sharci darro ah u gataan dad Ganacsato ah dhulkaas Dawladeed .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: