Maleeshiyaad Oromo ah oo qoys Soomaali ah ku dilay Nageyle (dhegayso)

Maleeshiyaad Oromo ah oo qoys Soomaali ah ku dilay Nageyle (dhegayso)

Maleeshiyaad katirsan qowmiyadda Oromada ee Itoobiya ayaa dilay afar ruux oo kasoo jeeda qoys u dhashay Soomaalida, kuwaasi oo gaari laga soo degay, laguna dilay meel u dhow Nageyle oo afduub loola aaday.

Sheekh Aadan Cali Baalle oo ka mid ah ehelada afarta ruux ee la dilay ayaa waxaa uu sheegay aabe iyo cunug yar inay ka baxsadeen weerarkan lagu qaaday gaariga safarka.

Ciidamada Itoobiya oo loo diray deegaanadaasi ayaa lagu soo waramayaa inay waxba ka qaban xaaladda dagaal ee Soomaalida iyo Oromada, iyadoo eedaymo ay jeedinayaan dadka Soomaalida oo kusaabsan in militariga uu gacan siinayo Oromada.

Hoos kadhegayso Sheekh  Aadan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com