Sidee ayaa loo arkaa booqashada Khayre uu ku imaanayo Puntland? (dhegayso)

HomeWararka

Sidee ayaa loo arkaa booqashada Khayre uu ku imaanayo Puntland? (dhegayso)

Puntand waa maamulkii ugu horeeyey ee nidaamka faderaal ku dhawaaqa, waxaana la unkay 1998dii xilli dagaalo ay ka socdeen koonfurta iyo bartamaha Soom

Gabar Sun cabtay kadibna u dhimatay gobalka Galgaduud (dhegayso)
Garowe: Dhalinyarada kasoo jeeda DDS oo kulan isugu yimi (Muuqaal)
Madaxweyne Farmaajo oo dalacsiyeey Saraakil Ciidan (dhegayso)

Puntand waa maamulkii ugu horeeyey ee nidaamka faderaal ku dhawaaqa, waxaana la unkay 1998dii xilli dagaalo ay ka socdeen koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, iyadoo aanay xiligaasi jirin nidaam dowlad dhexe oo dalka uu yeesho, kadib burburkii 1991kii ee dowladdii dhexe.

Fasiraado kalle duwan ayaa laga bixiyay booqashada raysal wasaare Khayre uu ku imaanayo, iyadoo dadwayne ku sugan gobolada Puntland iyo Galmudug ay arrintaan ka hadleen, iyagoo ka qaybgalaya barnaamijka Muuqaalka Bulshada ee radio Daljir.

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: