Sidee ayaa loo arkaa booqashada Khayre uu ku imaanayo Puntland? (dhegayso)

Sidee ayaa loo arkaa booqashada Khayre uu ku imaanayo Puntland? (dhegayso)

Puntand waa maamulkii ugu horeeyey ee nidaamka faderaal ku dhawaaqa, waxaana la unkay 1998dii xilli dagaalo ay ka socdeen koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, iyadoo aanay xiligaasi jirin nidaam dowlad dhexe oo dalka uu yeesho, kadib burburkii 1991kii ee dowladdii dhexe.

Fasiraado kalle duwan ayaa laga bixiyay booqashada raysal wasaare Khayre uu ku imaanayo, iyadoo dadwayne ku sugan gobolada Puntland iyo Galmudug ay arrintaan ka hadleen, iyagoo ka qaybgalaya barnaamijka Muuqaalka Bulshada ee radio Daljir.

Hoos kadhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com