HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir, Salaasa, Feb, 26, Axmed Nuur Ibraahim ‘Somali’ ( Daljir Boosaaso ).

M/weynaha Soomaaliya oo aqoonsiga safiirnimo ka gudoomey 5-safiir oo ka socda dalalka Yurub, Safiirka Britain ee Soomaaliya oo maanta la kulmay M/weynaha Puntland, Gacantada Shiidaalka ka keena Yemen oo Puntland ka codsaday in la fasaxo soo dejinta shiidaalka Yemen, iyo Ururka Al-shabaab oo laga saaray Buur-Hakaba.

Gudoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan oo gaaray Baydhabo
Puntland oo amartay ciidamada xili wasaarada amnigu sheegtay in Al-shabaab ay fulinayaan weeraro
Xasan Sh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtay (Dhegayso)

M/weynaha Soomaaliya oo aqoonsiga safiirnimo ka gudoomey 5-safiir oo ka socda dalalka Yurub, Safiirka Britain ee Soomaaliya oo maanta la kulmay M/weynaha Puntland, Gacantada Shiidaalka ka keena Yemen oo Puntland ka codsaday in la fasaxo soo dejinta shiidaalka Yemen, iyo Ururka Al-shabaab oo laga saaray Buur-Hakaba.?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: