Macalin dugsi oo ardaygiisa dilay

Macalin dugsi oo ardaygiisa dilay

Macalin dugsi quraanka karriimka dhiga ayaa dil u gaystay arday ka mid ah kuwii uu wax barayay, kaasi oo kadhacay magaalada Muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya ruuxa geeriyooday oo gabar ahayd inuu macalinka uu si xun uu u dilay xilli uu waxbarayay, iyadoo madaxa uu kaga dhuftay ullo , taasi oo sababtay inay u geeriyootay gabadha.

Dhacdadaan ayaa kadhacday degmada Wardhiigley ee gobolka Banaadir.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com