Faahfaahin: Taliyaha Ciidanka Booliska iyo Keating oo ka hadlay Ciidamadda iskudhafka ee Gaalkacyo (dhegayso)

HomeWararka

Faahfaahin: Taliyaha Ciidanka Booliska iyo Keating oo ka hadlay Ciidamadda iskudhafka ee Gaalkacyo (dhegayso)

Garoonka diyaaradaha Cabdulaahi Yusuf Magaaladda Gaalkcyo waxaa maanta kaso dagay Wafdi balaaran uu hogaaminayo U qabilsanaha Qaramada Midoobay Soomaa

Duqa Muqdisho oo shaqada ka joojiyey shaqaale cabirey oo bixiyey dhul waddo ah
Guuxa maanka dadweynaha makrafoonka Daljir & Salmaan Karaama (dhegayso)
Mid kamida Barakacayaasha Laascanood oo ka soo jeeda Ethopia

Garoonka diyaaradaha Cabdulaahi Yusuf Magaaladda Gaalkcyo waxaa maanta kaso dagay Wafdi balaaran uu hogaaminayo U qabilsanaha Qaramada Midoobay Soomaaliya Machel Keatin iyo Taliyaha Ciidamadda Booliska Somaliyeed Bashiir Cabdi Maxamed ,Labada Gudomiye ee Galmudug iyo Puntland, saraakisha ciidamada, Xildhibano,iyo siyaasiyiin ayaa ka qayb qaatay so dhaweynta wafdigan balaran ee Galkacyo yimid.

Warbixintan Waxaa Gaalkacyo kaso diray Wariye Maxamed Lakiman

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: