Tahriibayaal Itoobiyaan oo Codsanaya in dalkoodii dib loogu celiyo ayaa Daljir nagu soo booqday (dhegayso)

Tahriibayaal Itoobiyaan oo Codsanaya in dalkoodii dib loogu celiyo ayaa Daljir nagu soo booqday (dhegayso)

Qaar kamid ah tahriibayaasha ku sugun magaaladaan Bossaaso oo nagu soo booqday maanta Radio Daljir ayaa waxa ay codsadeen in dalkoodi dib loogu celiyo, kaddib markii ay garowsadeen in safarka tahriibku uu yahay mid halis ah, uuna yahay mid ka duwan wixii loo shoo sheegay.

Tahriibayaasha ayaa shaqooyinkoodi ay ku haysteen dalkii ay ka yimaadeen ee Itoobiya waxaa looga soo kaxeeyey in ay helayaan dhaqaale ka badan midka ay ka helaan shaqada ay dalkooda ku haystaan taas oo noqotay waxba-kama-jiraan.

Dowladda Puntland, hay’adaha caalamiga ah iyo xukuumada Itoobiya ayey baaq u direen .

Wariye Xasan Heykal ayaa warbixintan soo diyaarshay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com