Site icon Radio Daljir

Faahfaahin: Taliyaha Ciidanka Booliska iyo Keating oo ka hadlay Ciidamadda iskudhafka ee Gaalkacyo (dhegayso)

Garoonka diyaaradaha Cabdulaahi Yusuf Magaaladda Gaalkcyo waxaa maanta kaso dagay Wafdi balaaran uu hogaaminayo U qabilsanaha Qaramada Midoobay Soomaaliya Machel Keatin iyo Taliyaha Ciidamadda Booliska Somaliyeed Bashiir Cabdi Maxamed ,Labada Gudomiye ee Galmudug iyo Puntland, saraakisha ciidamada, Xildhibano,iyo siyaasiyiin ayaa ka qayb qaatay so dhaweynta wafdigan balaran ee Galkacyo yimid.

Warbixintan Waxaa Gaalkacyo kaso diray Wariye Maxamed Lakiman

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b54a4530a0100c1f6ad42a7/Warbixinta+Taliyaha+Ciidanka+Booliska+iyo+Keating+Gaalkcyo+.mp3?_=1
Exit mobile version