Tumey oo Codsaday in Caasimadda Somaaliya laga dhigo Gaalkacyo (dhegayso)

HomeWararka

Tumey oo Codsaday in Caasimadda Somaaliya laga dhigo Gaalkacyo (dhegayso)

Xili maanta Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta gobalka Mudug ay soo gareen wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliyeed Gen Bas

BOSAASO: Dhalinyarada Bosaaso siday u soo dhaweeyeen xildhibaanada sideeda golaha deegaanka.
Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax, Daljir Qardho (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)

Xili maanta Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta gobalka Mudug ay soo gareen wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliyeed Gen Bashiir Goobe iyo Danjire Keating ayaa kulan kadhacay Koonfurta Gaalkacyo waxaa ka hadlay Duqa degmadda Gaalkacyo ee Puntland.

Maxamuud Yaasin Tumey Duqa Gaalkacyo ayaa sheegay inay dawlada Soomaaliya ka codsanayan inay kala shaqayso sidii loosii xoojin lahaa Nabad Galyada Puntland iyo Galmudug wuxuuna sheegay in xiligan la joogo waqtigii laga gudbay Colaadii mudda soo taagnayd.

Dhinaca kale Maxamuud Yaasin Axmed Tumey ayaa wuxuu sheegay inay dawlada Soomaaliya uga fadhiyaan inay Caasumada Soomaaliya ka dhigto magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug maadama ay tahay Bartamaha dalka Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: