Wafdi Wakiilka QM iyo Taliyaha Booliska hogaaminayaan oo Gaalkacyo ku wajahan

HomeWararka

Wafdi Wakiilka QM iyo Taliyaha Booliska hogaaminayaan oo Gaalkacyo ku wajahan

Gen Bashiir Goobe  iyo wakiilka QM arrimaha Soomaaliya Micheal Keating ayaa maanta lagu wadaa inay gaaraan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudu

War murtiyeed laga soo saaray shirkii Bahar Dar ee Madaxda Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea
Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Masuuliyiin ka Socda UNSOM iyo IGAD (Daawo)
Madaxweyne Farmaajo oo ugu hambalyeeyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sanad-guurada 60-aad

Gen Bashiir Goobe  iyo wakiilka QM arrimaha Soomaaliya Micheal Keating ayaa maanta lagu wadaa inay gaaraan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Ujeedkooda ayaa lagu sheegay u kuur galka ciidamada isku dhafka ah ee ammaanka magaalada Gaalkacyo ee Puntland iyo Galmudug.

Dhowrkii bilood ee lasoo dhaafay Gaalkacyo ayaa xaaladeeda ammaanka uu ahaa mid soo hagaagayay, iyadoona tan iyo markii xilka madaxwayne ee dalka uu ku guulaystay Maxamed Cabdulaahi Farmaajo isbadalo waawayn oo dhanka ammaanka ah la dareemay, ayna yaraadeen isku dhacyadii beelaha.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: