Biyo la’aan laga soo sheegayo degaano katirsan gobalka Gardafuu (dhegayso)

HomeWararka

Biyo la’aan laga soo sheegayo degaano katirsan gobalka Gardafuu (dhegayso)

Deegaano badan oo hoos yimaada Gobolka Garda Fuu ayaa waaa laga soo sheegayaa in ay ka jirto xaalada bani aadanimo oo ay ugu darantahay Biyo laaan h

Hantiilayaasha guryaha u dhow dekedda Bosaso oo war soo saaray (dhegayso)
XULASHADA DALJIR | XAAWO AXMED MAXAMED | GAROWE 22- DeCEMBER- 2022
Soomaaliland oo Ka Walaacsan Weerar Kaga Yimaada Soomaaliya Inteeda Kale

Deegaano badan oo hoos yimaada Gobolka Garda Fuu ayaa waaa laga soo sheegayaa in ay ka jirto xaalada bani aadanimo oo ay ugu darantahay Biyo laaan haysata dadka iyo Haweenka oo aan haysan Goobo Caafimaad oo ay ku umulaan , waxaana loo sooqaadaa Magaalada Bosaaso oo Gobolka Garda Fuul Msaafo aad ufog ujirta .

Hadaba Maalmihii udambeeyay Waxaa Deegaanaaasi ay ka jirtay Xaalada bani Aadanimo kormeer ku marayay Gudoomiyaha Gobolka Garda Fuu Maxamuud Axmed Caynab , Hadab Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahin ayuu uga Waramay waxa uu ku soo arkay meelihii uutagay .

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: