Hantiilayaasha guryaha u dhow dekedda Bosaso oo war soo saaray (dhegayso)

Hantiilayaasha guryaha u dhow dekedda Bosaso oo war soo saaray (dhegayso)

Kulan kadhacay maanta magaalada Bossaso oo ay ka qaybgaleen mulkiilayaasha guryaha u dhow dekedda magaalada Bosaso ayaa looga soo horjeestay qorshaha ay dowladda ku doonayso inay ku balaariso dekedda Bosaso oo mashruuc lagu balaarinayo ay siisay shirkadda DP world ee dalka Imaaraatka Carabta.

Kulanka ayaa waxaa ka qaybgalay odayaal dhaqan oo siwayn looga yaqaano gobolka Bari, ganacsato iyo siyaasiyiin.

Waxaa ugu muhiimsanaa oo kasoo baxay kulanka inay dowladda burburin guryo ay leeyihiin shacabka oo deganaa muddo boqolaal sano ah iyo in dekedda cusub ee la wado loo weeciyo deegaan xeebeedka Mareero ee duleedka Bosaso.

Hoos ka dhegayso warbixinta

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com