Biyo la’aan laga soo sheegayo degaano katirsan gobalka Gardafuu (dhegayso)

Biyo la’aan laga soo sheegayo degaano katirsan gobalka Gardafuu (dhegayso)

Deegaano badan oo hoos yimaada Gobolka Garda Fuu ayaa waaa laga soo sheegayaa in ay ka jirto xaalada bani aadanimo oo ay ugu darantahay Biyo laaan haysata dadka iyo Haweenka oo aan haysan Goobo Caafimaad oo ay ku umulaan , waxaana loo sooqaadaa Magaalada Bosaaso oo Gobolka Garda Fuul Msaafo aad ufog ujirta .

Hadaba Maalmihii udambeeyay Waxaa Deegaanaaasi ay ka jirtay Xaalada bani Aadanimo kormeer ku marayay Gudoomiyaha Gobolka Garda Fuu Maxamuud Axmed Caynab , Hadab Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahin ayuu uga Waramay waxa uu ku soo arkay meelihii uutagay .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • inaalilaah alaha ugargaro muslimiin tasdhibataysan