Bandhigii 4aad ee Carwadda Bugaagta oo Garoowe ka furmay (dhegayso)

HomeWararka

Bandhigii 4aad ee Carwadda Bugaagta oo Garoowe ka furmay (dhegayso)

Bandhiga sanadkan oo ah kii 4-aad waxaa ka soo qayb galay ku dhowaad 70 qof oo isugu jira qorayaal, suugaanyahano iyo aqoonyahano ka kala yimid adduun

GOBOLKA SOOL: GEELLA & GEELJIRAHA | Baarqabka Geella waxaa loogu dooraa hiddaraaca ama in Hashii dhashay Caannobadnayd (daawo)
GAALKACYO OO MAANTA ROOBDOON LA ISUGU SOOBAXAY (daawo)
Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo Gaadiid ku wareejisay Maamulada Hirshabeelle,K/Galbeed iyo Gobolka Banaadir

Bandhiga sanadkan oo ah kii 4-aad waxaa ka soo qayb galay ku dhowaad 70 qof oo isugu jira qorayaal, suugaanyahano iyo aqoonyahano ka kala yimid adduunka.

Buugaagta cusub ee lagu soo bandhigayo carwada sanadkan waxaa kaloo weheliya Sawirro Farshaxano ah iyo doodo ku saabsan Afka iyo Dhaqanka Soomaalida .

Weriyaha Daljir ee Garoowe Axmed Xuseen Cabdulqaadir, oo ka qayb galay furitaanka saaka ayaa warbixintaan ka diyaarshay .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: