Dab ka kacay degaan ka tirsan Bareedo iyo khasaaro jirra (dhegayso)

HomeWararka

Dab ka kacay degaan ka tirsan Bareedo iyo khasaaro jirra (dhegayso)

Dab gaystay khasaare hantiyeed iyo dhaawaca 10 qof ayaa waaxa uu ka kacay Beer Weyn oo kutaalay Deegaanka Sayn Wayn ee Degmada Bareeda ee Gobolka Gard

Madaxweyne Xasan Sheekh: “Waxaan kashaqeyn doona inuu dalkan horey u socdo”
Madaxweyne Farmaajo oo uga warbixiyay Baarlamaanka JFS Wadahadalladii Dhuusamareeb
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Dab gaystay khasaare hantiyeed iyo dhaawaca 10 qof ayaa waaxa uu ka kacay Beer Weyn oo kutaalay Deegaanka Sayn Wayn ee Degmada Bareeda ee Gobolka Garda Fuu,iyado Warar dheraad ah ay kaso baxayaan khasaaraha kadhashay dabkaas ka kacay degaankas.

Gudoomiyaha Degmadda Bareedo Abshir Maxamed Axmed ayaa Radio daljir uga Waramaya dabkaaasi dhibaatada uugaystay,xili uu ku sugnaa degaanka uu dabka ka kacay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: