Khayre oo xilkii ka Qaaday wasiirkii Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta (dhegayso)

HomeWararka

Khayre oo xilkii ka Qaaday wasiirkii Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta (dhegayso)

Digreeto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa xilkii looga qaaday wasiirkii Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xasan Macallin Xuseen. Sidoo kale digreetada ayaa lagu sheegay in xilkaas uu si KMG ah u sii hayn doono wasiiru dowlaha Wasaaradaasi Mudane Cabdixakin Xasan Ibraahim Ashkir. Wariye Cabdiraxmaan Waaberi ayaa Muqdisho kaso diray Warbixintan http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b4399fdfd00009491aaafc5/war+waaberi+wasiirka+owqaafta+iyo+arimaha+diinta+oo+xilka+uu+kaqaaday+raisalwasaaraha+somaaliya+.mp3

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay saraakil kasocota Itoobiya
Shiinaha oo ka hadlay dulaanka Ukraine
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News, Xil kaqaadistii Cabdiqani Carab| Cabdiraxman Yemani ayaa soo jeedinaya barnaamijka (dhegayso)

Digreeto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa xilkii looga qaaday wasiirkii Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xasan Macallin Xuseen.

Sidoo kale digreetada ayaa lagu sheegay in xilkaas uu si KMG ah u sii hayn doono wasiiru dowlaha Wasaaradaasi Mudane Cabdixakin Xasan Ibraahim Ashkir.

Wariye Cabdiraxmaan Waaberi ayaa Muqdisho kaso diray Warbixintan

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: