Khayre oo xilkii ka Qaaday wasiirkii Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta (dhegayso)

Khayre oo xilkii ka Qaaday wasiirkii Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta (dhegayso)

Digreeto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa xilkii looga qaaday wasiirkii Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xasan Macallin Xuseen.

Sidoo kale digreetada ayaa lagu sheegay in xilkaas uu si KMG ah u sii hayn doono wasiiru dowlaha Wasaaradaasi Mudane Cabdixakin Xasan Ibraahim Ashkir.

Wariye Cabdiraxmaan Waaberi ayaa Muqdisho kaso diray Warbixintan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com