Madaxayne Farmaajo oo ka qaybgalaya caleema saarka Erdogan

HomeWararka

Madaxayne Farmaajo oo ka qaybgalaya caleema saarka Erdogan

Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa u socdaalaya dalka Turkiga, si'uu uga qaybgalo caleema saarka madaxwaynah

Dowladda Federaalka oo Muqdisho Kusoo Bandhigtay Qalabkii lagu Maamuli lahaa Hawadda Somaaliya( Sawiro)
Mukhtaar Roobow: Shalay hoggaamiye al-Shabaab maantana Shiikh ah musharrax madaxweyne!
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo baaq nabadeed u diray beelo dirir ku dhexmartay gobalka Sool (Daawo)

Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa u socdaalaya dalka Turkiga, si’uu uga qaybgalo caleema saarka madaxwaynaha Turkiga Recep Tayib Erdugan.

Erdogan ayaa ku guulaystay doorashadii kadhacday Turkiga ee bishii June oo ahayd doorashadii ugu horaysay ee madaxwayne iyo baarlamaan oo mar qura la qabto.

Madaxwaynaha Turkiga ayaa dowladdiisa waxaa ay ka mid tahay saaxiibada wanaagsan ee Soomaaliya caawiya.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 6 years ago

    ORDIGAN & TURKI WAA WALAALKA & SAAXIIBKA KALIYA EE SOMALI LEEDAHAY.
    USA,UK & CARABTANA WAA CADOWGA KOOWAAD EE SOOMAALIYA LEEDAHAY.
    I AAMIN ANIGA.

DISQUS: