Madaxayne Farmaajo oo ka qaybgalaya caleema saarka Erdogan

Madaxayne Farmaajo oo ka qaybgalaya caleema saarka Erdogan

Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa u socdaalaya dalka Turkiga, si’uu uga qaybgalo caleema saarka madaxwaynaha Turkiga Recep Tayib Erdugan.

Erdogan ayaa ku guulaystay doorashadii kadhacday Turkiga ee bishii June oo ahayd doorashadii ugu horaysay ee madaxwayne iyo baarlamaan oo mar qura la qabto.

Madaxwaynaha Turkiga ayaa dowladdiisa waxaa ay ka mid tahay saaxiibada wanaagsan ee Soomaaliya caawiya.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 6 years ago

    ORDIGAN & TURKI WAA WALAALKA & SAAXIIBKA KALIYA EE SOMALI LEEDAHAY.
    USA,UK & CARABTANA WAA CADOWGA KOOWAAD EE SOOMAALIYA LEEDAHAY.
    I AAMIN ANIGA.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com