Dowladda Federaalka oo Muqdisho Kusoo Bandhigtay Qalabkii lagu Maamuli lahaa Hawadda Somaaliya( Sawiro)

Dowladda Federaalka oo Muqdisho Kusoo Bandhigtay Qalabkii lagu Maamuli lahaa Hawadda Somaaliya( Sawiro)

Dowladda Federaalka ee Somaaliya ayaa Maanta 27-sano, kadib markii ugu horeysay si rasmi ah ula wareegtay Maamulka hawada Soomaaliya, waxaana ay soo bandhigtay qalabkii loogu tala galay in lagu maamulo hawadda Soomaaliya.

Munaasabad Kooban oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa lagu soo bandhigay qalabkaasi oo muhiim ah Bulshadda Soomaaliyeed ,islamarkaana lagu hagi doono diyaaradaha maraya Hawadda Soomaaliya.

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Xukuumadda Federalka Maxamed C/laahi Oomaar ayaa sheegay in qalabkaan cusub ay yihiin kuwa muhiim ah oo soo gudbinaya xaaladda hawada Soomaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com