Ciidamadda Badda Puntland oo Fariisimo Cusub ka samaysanaya Caluula (dhegayso)

HomeWararka

Ciidamadda Badda Puntland oo Fariisimo Cusub ka samaysanaya Caluula (dhegayso)

Wararka uu Radio daljir ka helay Degmada Caluula ee Gobolka Garda Fuu ayaa sheegaya in Taliyaha Ciidamada Bada Puntland Admiraal C/risaaq diiriye u sa

Sheekh Shariif oo farriin u diray Madaxda Maamul goboleedyada Jubbaland iyo K/Galbeed
Musharixiinta Doorashada 20/21 oo maanta ka tashanaya sidii ay u midoobi lahaayeen!
Maxaa looga hadlay kulanka golaha Wasiirada Puntland? (Sawirro)

Wararka uu Radio daljir ka helay Degmada Caluula ee Gobolka Garda Fuu ayaa sheegaya in Taliyaha Ciidamada Bada Puntland Admiraal C/risaaq diiriye u safar ku tagay Degmada isgoona lakulmay Maamulka Degmada iyo odayaasha dhaqanka.

Qorsha ha ayaa ahaa sidii Ciidamada ay fariisin uga samaysan lahaayeen Degmada Caluula.

Dhanka kale Gobolka Garda fuu waxaa saamen ku yelatay Duufaantii dhaawan Gobolka ku dhufatay, waxaana ku guryo beelay qoyasas gaaray ku dhawaad 100 qoys .

Maxamud Axmed Caynab waa gudoomiyaha Degmaca Caluula Ayaa Daljir uga waramay Qorshaha Ciidamaddas

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: