Shacab ku sumoobey Caano ay Cabeen gobalka Sanaag (dhegayso)

HomeWararka

Shacab ku sumoobey Caano ay Cabeen gobalka Sanaag (dhegayso)

Agaasimaga Isbitaalka Guud ee Magaalada Xingalool ee Gobolka Sanaag Cabdirisaaq Cabdullaahi Japan ayaa sheegay in 9 ruux ay Sumoobeen kaddib markii a

Macallin baraha Bulshada ku dhaliilay dowladda Vietnam oo 11 sano oo xabsi ah lagu xukumay
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Maanka Dadwaynaha ee Daljir iyo Maxamuud Fantastic (dhegayso)

Agaasimaga Isbitaalka Guud ee Magaalada Xingalool ee Gobolka Sanaag Cabdirisaaq Cabdullaahi Japan ayaa sheegay in 9 ruux ay Sumoobeen kaddib markii ay cabbeen Caano .

Dadka Sumoobey oo qoys qura kasoo jeeda ayaa waxaa ay ka kooban yihiin laba carruura ,Haweenay uur leh ,laba dumar ah oo umulo ah ,qof waayeel ah iyo Saygii qoyska.

Dadkaas ayaa hadda xaaladoodu soo hagaagaysaa ,in kastoo qaar liita ay jiraan sida uu xaqiijiyay Dr Japan .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: